Dowladda u Mahadcelisay Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International Organization for Peace Building). Wafdigaan uu hogaaminayey Mudane Ahmed Abdurrahman Baadiyow (Ahmed Nabaddoon) ayaa Wasiirka lawadaagay shaqooyinka ay soo qabteen, guulihii ay ka gaareen iyo shaqooyinka hortabinta u leh oo ay … Continue reading Dowladda u Mahadcelisay Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (Sawirro)